Shirkii Billaha Ahaa Ee Xarunta Dugsiga Galabtii Oo Shalay Dhacay.

Galabnimadii Shalay Oo Khamiis Ah Waxa Laqabtay Shirkii Billaha Ahaa Ee Macalimiinta Xarunta Dugsiga Hoose/Dhexe Ee Galabtii.

Shirkan Oo Ah Bille Ayaa Maamulka Dugsigu U Qorsheyey Inay Ku Kala War Qataan Maamulka Iyo Macalimiintu Iyo In Qiimayn Lagu Sameeyo Shaqadii Mudada Bisha Ahayd Socotay.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment