Bilowga Tartan Aqooneedka Xarunta Dugsiga Sare.

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Xarunta Dugsiga Sare Ayaa Saaka Si Toos Ah U Bilowday, Waxana Ku Tartamay Saaka Is Aragii Kowaad Fasalada Kala Ah : Form Four ( A ) Iyo Form Four ( C ) Waxa Ayna Noqdeen Bar Bar Dhac.

Tartan Aqooneedku Waxa Uu Kamid Yahay Barnaamijyada Nashaadka Ee Dugsigu U Qabto Ardaydiisa Sanad Kasta Iyada Oo Laga Qabto Dhamaan Faracyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment