Waxa Si Toos Ah U Socda Kulamada Kubada Cagta Faraca Furqaan Ee Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso Kaaso La Ciyaaray Maalintii Saddexaad Iyado Si Toos Ah Ay U Bilowdeen Kulamadani Maalintii Axada Ahayd Ee 8/10/2017, Waxayna Kala Ahayeen Kulamadii Dhacay Sidan :
Ln | Maalinta | Tariikhda | Fasalada Isku Aaday | Natiijada |
1 | Axad | 8/10/2017 | 8 ( A ) × 7 ( B ) | 3:0 |
2 | Isniin | 9/10/2017 | 7 ( A ) × 8 ( B ) | 3:0 |
3 | Talaada | 10/10/2017 | 7 ( B ) × 8 ( B ) | 3:0 |
Kubada Cagta Waxa La Ciyaara Xiliga Nasashada Xisadaha Dhexdooda Ah, Waxayna Kamid Tahay Barnamijta Nashaad Ee Dugsigu U Qabto Ardaydiisa Sanad Walba.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.