Faraca Ridwaan Ee Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso Ayaa Isna Maanta Waxa La Ciyaaray Kulankii Saddexaad Ee Kubada Cagta,Kaaso Ay Maanta Wada Dheeleen Labada Fasal Ee Kala Ah, 8 ( A ) Iyo 7 ( B ), Waxayna Guushu Raacday Maanta Fasalka 8 ( A ) Oo Ku Badiyey Laba Gool Iyo Eber.
Kubada Cagta Waxay Kamid Tahay Barnamijta Nashaad Ee Dugsigu U Qabto Ardaydiisa Sanad Walba.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.