Fasalka 10aad ( A ) Oo Bar Bar Dhac La Noqday Fasalka 9aad ( A ).g

Ciyaartii kubada cagta ee xarunta dugsiga sare ayaa maanta waxa wada ciyaaray labada fasal ee kala ah 10aad ( A ) iyo 9aad ( A ), ciyaar xamaasad badan kadib waxa ay ku dhamaatay ay hal gool bar bar dhac.

Ciyaartan maanta oo ahayd mid aad u xamaasad badan waxa garsoore ka Ahaa Ustaad Cali C/Laahi Maxamed oo ah gudomiyaha gudiga kubada cagta.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment