Ciyaartii Kubada Cagta Ee Dhex Martay Fasalada 11aad ( B ) Iyo 11aad ( C ).

Waxa saaka ciyaar  xamaasad badani dhex martay fasalada kala ah 11aad ( B ) iyo 11aad ( C ) ee dugsiga sare.

Labadan fasal oo kawada tirsan group ( B ) ayaa ah labo fasal oo aad isugu dhigma xaga awooda ardayda u kala ciyaaraysay kubada cagta, lkn gabagabadii kulankan ayay fasalka 11aad ( B ) waxay jaanis u heleen inay dhashadaan gool ku laad, taaso ka dhigtay ciyaartu inay ku dhamaato 1:0. Oo ay guushu ku raacday fasal 11aad ( B ).

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts