Ardayda Fasalka 8daad Ee Faraca Furqaan Oo Imtixaankii Asbuuc Laha Ahaa U Bilowday.

Waxa saaka oo khamiis ah 19/10/2017 toos uga bilowday faraca Furqaan ee Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.

imtixaan asbuuceedkii  fasalada 8daadka ee sanad dugsiyeedka 2017/2018, kaaso laga qaadi doono ardayda khamiis kasta marka laga baxo xisadaha.

 

Imtixaankan ujeedkiisu waxa uu yahay sidii loo qiimayn lahaa ardaygu wixii uu soo bartay mudadii uu soo dhiganayey iskuulka, si lowga kabo waxa unan aqoon madama ay ka qayb gali donan imtixaanka shahaadiga ah ee Wasaarada Waxbarashada Puntland ka qaado ardayda ka gudbaya dugsiga dhexe.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts