Ustaad C/Xaafid Cali Yuusuf Oo Maanta Soo Booqday Xarunta Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.

Waxa saaka oo Isniin ah 23/10/2017, booqasho ku yimi xarunta weyn ee dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso. Ustaad C/xaafid Cali Yuusuf, oo kamid ahaa maamulayaashii guud ee soo maray Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso, gaar ahaan wuxuu soo noqday maamulihii 5aad ee soo maray Iskuulka.

Ustaad C/Xaafid, waxa xafiiskiisa kusoo dhaweyey maamulaha guud ee dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso, Ustaad C/rixmaan Siciid Muuse.

Ustaad C/xaafid Cali Yuusuf sido kale wuxuu soo noqday gudomiyaha gobolka bari.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts