Imtixaan Billed Kii Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso Oo Bilowday.

Waxa saaka oo Arbaca ah kuna beegan 1/11/2017 toos uga bilowday dhamaan faracyada Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso, imtixaan billedkii teeramka hore ee sanad dugsiyeedkan 2017/2018.

Imtixaankan oo ay ardaydu galayaan maalin kasta laba maado, ayay ardaydu saaka u fadhiisteen labadii maado ee ugu horaysay, wuxuna socon doonaa ilaa 6da  bisha 11aad ee 2017.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment