Dhamaadka Imtixaan Billedkii Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.

Waxa saaka oo Isniin ah, si toos ah looso gaba gabeyey imtixaan billedkii Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso, imtixaankan oo socday mudo Lix Maalmood ah, soona bilowday Kowdii bishan ayaa maanta u dhamaaday dhamaan ardayda wax ka barata Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaaawi Boosaaso.

 

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaasoo.

Related Posts