Natiijada Imtixaan Billeedka Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso Oo La Shaaciyey.

Xafiiska Imtixaanaadka Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso  ayaa galabta oo tariikhdu ku began tahay 15/11/2017, shaaciyey natiijada imtixaan billeedkii teeramka hore  ee sannad dugsiyeedka 2017-2018 ee dugsiyada al-imaamu al-nawaawi boosaaso.

Waxaa sidoo uu Xafiiska imtixaanaadka Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso  soo bandhigay shaxda ardeyda ku gudubtey imtixaanaadka iyo kuwa ku harey imtixaankan, ayado oo ardayda loo dhajiyey isla galabta si uu arday kasta u arko natiijadii uu ka keen saday imtixaankan.

Imtixaankan oo ay ardaydu galeen  1/11/2017 ilaa 6/11/2017 ayaa galabta lasoo gabagabeyey.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

 

Related Posts