Waxa saaka ku guulaystay tar tankii kubada cagta ee faraca ridwaan ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso fasalka 10aad ( B ), wuxuna ka guulaystay ciyaarti ugu danabysay fasalka 9aad ( B ).
Tar tan kan oo soo maray herar kala duwan soona bilowday horaantii bisha 10aad ee sanadkan, ayaa ugu danbayntii maanta soo gaba gaboobay.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.