Abaal Marinta Ardayda Dugsiga Sare Ee Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso Ee Ku Guulaysatay Nashaadaadka .

Xaflad lagu abaal marinayey ardaydii ku gulaysatay kaal maha hore ee nashaadaadkii teeram ka hore ee sanad dugsiyeedka 2017/2018, ayaa saaka lagu qabtay dabuurka dugsiga sare ee Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

 

Xafladan oo ay kasoo qayb galeen maamulaha guud ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso, maamulka dugsiga sare, macalimiinta iyo dhamaan ardayda dhigata iskuulka, ayaa lagu abaal mariyey 98 arday oo ku gulaystay tartamadii kala duwana ee iskuulka ka socday teeram kan.

 

Dhamaan ardaydan la abaal mariyey ayaa ku gulaystay tartamada :

  1. Horyaalka kubada cagta ee dugsiyada al-imaamu al-nawaawi boosaaso
  2. Tartan aqooneedka
  3. Tartanka wax soo jeedinta.

 

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts