Abaal Marinta 36 Arday Oo Ku Guulaystay Nashaadaadkii Ka Socday Faraca Furqaan.

waxa saaka oo Arbaca ah 2017/11/29 lagu qabtay faraca Furqaan ee dugsiyada  Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso xaflad lagu abaal marinayey dhamaan ardaydii ku guulaysatay kaal maha hore ee nashaadaad kii ka socday faraca fuqaan teeram ka hore ee sanad dugsiyeed ka 2017/2018.

 

Xafladan oo ay kasoo qayb galeen maamulka faraca Furqaan, macalimiinta iyo dhamaan ardayda dhigata iskuulka, ayaa lagu abaal mariyey 36 arday oo ku gulaystay tartamadii kala duwana ee iskuulka ka socday teeram ka eek ala ahaa :

 

  1. Tar tan ka kubada cagta.
  2. Tar tan aqooneedka
  3. Tar tan ka wax soo jeedinta ( Idaacada )

 

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts