Dhamaan ardaydii ku guulay satay nashaadaad ka faraca Ridwaan ayaa saaka oo khamiis ah 2017/11/30 loo qaybiyey abaal marino kala duwan oo ay ku mutaysteen da daal kii dheeraa ay soo wadeen mudadii labadda bilood ahayd ee nashadaad ka teeram ka hore socday.
Xafladan oo ay kasoo qayb galeen maamulaha guud ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso, maamulka faraca Ridwaan, macalimiinta iyo dhamaan ardayda dhigata iskuulka, ayaa lagu abaal mariyey 32 arday oo ku gulaystay tartamadii kala duwana ee iskuulka ka socday teeram kan.
Dhamaan ardaydan la abaal mariyey ayaa ku gulaystay tartamada :
- Tar tan ka kubada cagta.
- Tartan aqooneedka
- Tar tan ka idaacada .
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.