Jadwalka Imtixaanka Teeramka Kowaad Ee Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso Oo La Shaaciyey.

Maamulka guud ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso ayaa saaka oo Sabti ah 2/12/2017 soo saaray jadwalkii imtixaanka teeramka kowaad ee sanad dugsiyeedka 2017/2018, jadwalkan oo ah kii dugsiga sare laga bilaabo fasalka kowaad ilaa fasalka afraad ee dugsiga sare.

 

Jadwalka waxa kaloo ku cad maalinta uu bilaabanayo imtixaan ku oo aha khamiis 4/1/2018 wuxuna dhamaanaya isniin oo ku began 15/1/2018.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Ee Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso

Related Posts

Leave a comment