Aan U Hiilino Dhamaanteen Magaalada Qudus.

Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxa u bilaabaya barnamijyo lowgu hiilinayo magaalada qudus ee barakaysan, barnaamijyada lagu barayo ardayda magaalada qudus iyo masaajidka aqsa waxa kamid ah :

  • Muxaadirooyin.
  • Tartan Aqooneed.
  • tababaro.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment