Asbuucan waxa Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso laga qabtay barnaamijyo kala duwan oo lagu taagerayey magaalada qudus, si dhamaan ardayda dhigata iskuulka lowgu baraarujiyo ahmiyada ay u leedahay magaalada qudus ee barakaysan.
Barnamijyadan kala duwan oo ay macalimiinta iyo ardaduba soo jeediyeen ayaa si fiican ku dhamaaday.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.