Waxa maanta oo Arbaca ah kuna beegan 27/12/2017 toos uga bilowday dhamaan faracyada dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso imtixaankii teeramka 1aad ee qur’anka kariimka ah.
Dhamaan ardayda imtixaanka galaysa oo kooban fasalada hoose / dhexe ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso ayaa laga qiimayn doona :
- Qaabka ardaygu u xifdisanyahay Qur’anka kariimka ah intuu dhigtay.
- Codka quruxda badan eek u akhrinayo ardaygu.
Imtixaankan oo socon doonaa mudo asbuuc ah ayaa lasoo gaba gabaynayaa 3/1/2018.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.