Waxa saaka oo Isniin ah 23/10/2017, booqasho ku yimi xarunta weyn ee dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso. Read More
Ardayda Fasalka 8daad Ee Faraca Furqaan Oo Imtixaankii Asbuuc Laha Ahaa U Bilowday.
Waxa saaka oo khamiis ah 19/10/2017 toos uga bilowday faraca Furqaan ee Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso. Read More
Maamulka Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso Oo Magacaabay Guddiga Taakulaynta Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Muqdisho.
Kadib dhibaatadii soo gaadhay dadkii soomaaliyeed Read More
Fasalka 12aad ( A ) Oo Ku Guulaystay Tartan Aqooneedka Fasalada 12aad Ka.
Tartan aqooneedkii u dhexeyey fasalada 12aad ka, soona bilowday 7/10/2017 ayaa maanta soo gabagaboobay. Read More
Ciyaartii Kubada Cagta Ee Dhex Martay Fasalada 11aad ( B ) Iyo 11aad ( C ).
Waxa saaka ciyaar xamaasad badani dhex martay fasalada kala ah 11aad ( B ) iyo 11aad ( C ) ee dugsiga sare. Read More