Waxa goor dhawayd bilowday ceel jaalihii 10aad ee ardayda dusiyada sare, ceel jaalahan oo ah kii 10aad ee iskuulku qabto isago kaashanaya dallada hanuunita bulshada puntland ee Irshaad.
Ceel jaalahan waxa uu socon doona mudo laba maalmooda, waxana ka qayb galaya 120 arday oo kamid ah kooxda dacwada ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.