Maalintii Ugu Horaysay Ee Teeramka 2aad, Sanad Dugsiyeedka 2017/2018.

Waxa saaka toos loo bilaabay casharadii teeramka 2aad ee sanad dugsiyeedka 2017/2018, dhamaan faracyada dugsiyada al-imaamu al-nawaawi boosaaso kadib marku soo idlaaday fasaxii teeramka kowaad oo ahaa 7casho.

Dhamaan bahda dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxaan u rajaynaynaa horumar iyo guul waarta.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts