Waxa saaka oo axad ah 2018/1/21, lasoo dhajiyey natiijadii dhamaan faracyada Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi boosaaso ee imtixaanka teeramka 1aad sanad dugsiyeedka 2017/2018.
Natiijada oo lagu soo dhajiyey meelihii lowgu tala galay farac kasta, ayaa hadana arday kasta wuxuu ka heli karaa websiteka iskuulka www.nawawischoolsbos/result.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.