Hambalyo Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Bahda dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxay u hanbalyeynayaan dhammaan ardayda Puntland gaar ahaan Ardayda dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso guushii weynayd ee ay ka gaadheen imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2017/2018 kaaso Afar Arday oo kamid ah 10kii Arday ee ugu sareyey Puntland ay ahayeen dugsiga Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso, waxayna kala ahayeen :
1- Maryan Maxamed Siciid, Kaalinta 4aad.
2- Sakariye Siciid Jaamac, Kaalinta 5aad.
3- C/fataax Axmed C/laahi, Kaalinta 5aad.
4- Maxamed Cabdi Maxamed, 6aad.

Maamulka guud ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxay Illaahay uga rajaynayaan ardayda guul iyo mustaqbal fiicaan… Aamiin Aamiin.

 

 

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment