Tartanka Kubada Cagta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Tartanka kubada cagta waxa uu kamid yahay tartamada ugu xamaasada badan ee ay ardadu soo bandhigaan xiliga nasashada u dhaxaysa xiisadaha iyada oo ay asbuucii sadex maalmood oo kamid ah ay ciyaaraan ardaydu.

 

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso

Related Posts

Leave a comment