……………………………….Waxa saaka oo Talaada ah 22/01/2019 la abaal mariyey 14 arday oo u ku guulaystay kaalmaha hore ee imtixaankii teeramka kowaad ee fasalada dugsiga sare, ardaydan oo maamulka dugsigu gudoonsiyey abaal marinadan ayaa waxay kala ahaayeen 8 gabdhood iyo 6 wiil oo kala galay sadexda kaalmood ee ugu horeya afarta fasal ee dugsiga sare, waxayna magacyadoodu kala ahayeen :
Fasalka 4aad ee dugsiga sare :
1- C/Fataax Yuusuf Maxamed : Kaalinta 1aad, 95.80%
2- C/Laahi Yuusuf Maxamed : Kaalinta 2aad, 94.20%
3- C/Raxmaan Cali Maxamed : Kaalinta 3aad, 94.00%
4- Ayaanle Cumar Warsame : Kaalinta 3aad, 94.00%
Fasalka 3aad ee dugsiga sare ;
1- Nusaybo Maxamed Cabdi : Kaalinta 1aad, 97.71%
2- Samiiro Muuse Xuseen : Kaalinta 2aad, 97.33%
3- C/Risaaq Mahad Yuusuf : Kaalinta 3aad, 96.57%
Fasalka 2aad ee dugsiga sare :
1- Saabiriin Muuse Xuseen : Kaalinta 1aad, 96.19%
2- Xanaan C/Nuur Maxamuud : Kaalinta 1aad, 96.19%
3- Badriyo Axmed Siciid : Kaalinta 2aad, 93.14%
4- Fardowsa Maxamed Warsame : Kaalinta 3aad, 92.38%
Fasalka 1aad ee dugsiga sare :
1- Hodon C/casiis Cali Yuusuf : Kaalinta 1aad, 99.43%
2- Maryan Maxamed Warsame : Kaalinta 2aad, 96.95%
3- Mustafe Axmed Yuusuf : Kaalinta 3aad, 96.57%
Ugu danbayntii maamulka iyo macallimiinta dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxay u hambalyeynayaan ardaydaas guushii ay ka gaadheen imtixiaankii teeramka kowaad waxayna illaahay uga rajaynayaan guul iyo horumar waara.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso