…………………………………Waxa maanta oo Khamiis ah ( Galin kii hore iyo danbe ) 24/01/2019 la abaal mariyey 37 arday oo u ku guulaystay kaalmaha hore ee imtixaankii teeramka kowaad ee faraca Al-Ridwaan, ardaydan oo maamulka dugsigu gudoonsiyey abaal marinadan ayaa waxay kala ahaayeen 12 gabdhood iyo 25 wiil oo kala galay sadexda kaalmood ee ugu horeya fasalada dugsiga hoose / dhexe iyo sare, waxayna magacyadoodu kala ahayeen :
Fasalada 11aad
1- C/Malik Jaamac Ismaaciil : Kaalinta 1aad, 96.57%
2- Saynab Cismaan Aadan : Kaalinta 2aad, 92.76%
3- Yacquub Maxed Axmed: Kaalinta 3aad, 92.19%
Fasalada 10aad
1- Sacdiyo C/Nuur Cali: Kaalinta 1aad, 95.24%
2- Ismaaciil Cabdi Hurin : Kaalinta 2aad, 94.29%
3- Sundus Maxed Abshir : Kaalinta 3aad, 93.19%
Fasalada 9aad
1- C/Malik C/Raxmaan Maxed : Kaalinta 1aad, 94.86%
2- Aadan Siciid Aadan : Kaalinta 2aad, 93.33%
3- C/Raxmaan Yaasiin Faarax : Kaalinta 3aad, 91.62%
Fasalada 8aad
1- C/Raxmaan Xasan Maxed : Kaalinta 1aad, 91.20%
2- C/Risaaq Maxed Siciid : Kaalinta 2aad, 89.07%
3- Cali Bashiir Cali Ciise : Kaalinta 3aad, 88.53%
Fasalada 7aad
1- Sumaya C/Risaaq Ismaaciil : Kaalinta 1aad, 91.20%
1- C/Laahi Cajab Maxud : Kaalinta 1aad, 91.20%
2- Fardowsa Yuusuf Maxed : Kaalinta 2aad, 90.40%
3- C/Casiis Ismaaciil Axmed : Kaalinta 3aad, 89.60%
Fasalada 6aad
1- Hodon Maxamed Cali : Kaalinta 1aad, 94.57%
2- Maxamed Maxamuud Ciise : Kaalinta 2aad, 94.29%
3- Cumar Afrax Axmed : Kaalinta 3aad, 92.29%
Fasalada 5aad
1- C/Raxmaan Axmed Faarax : Kaalinta 1aad, 98.29%
2- Sucaad Yuusuf Maxamed : Kaalinta 2aad, 92.86%
3- Xuseen Siciid Nuux : Kaalinta 3aad, 90.57%
Fasalada 4aad
1- Bishaar Asad C/Naasir : Kaalinta 1aad, 87.43%
2- Shucayb Axmed Salaad : Kaalinta 2aad, 79.71%
3- Ruweydo Jaamac Aadam : Kaalinta 3aad, 78.29%
Fasalada 3aad
1- Najax Yuusuf Xasan : Kaalinta 1aad, 97.71%
2- Nasteexo Axmed Aadan : Kaalinta 2aad, 94.57%
3- C/Laahi Axmed Carook : Kaalinta 3aad, 94.00%
Fasalada 2aad
1- Sakariye Rashiid Cabdi : Kaalinta 1aad, 89.00%
2- Usaama Cabdi Cabaas Saalax : Kaalinta 2aad, 85.00%
3- Axmed C/Laahi Cali : Kaalinta 3aad, 84.67%
Fasalada 1aad
1- Saynab Maxud Diidow : Kaalinta 1aad, 98.33%
2- Sundus Maxud Yuusuf Maxed : Kaalinta 2aad, 91.67%
3- Axmed C/Naasir Salad : Kaalinta 3aad, 91.33%
Fasalada xadaanada
1- Liibaan Maxed C/Raxmaan : Kaalinta 1aad, 98.00%
2- Sagal C/Qaadir Axmed Cali : Kaalinta 2aad, 97.00%
3- C/Rashiid Yuunis Xasan : Kaalinta 3aad, 95.33%
Ugu danbayntii maamulka iyo macallimiinta dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxay u hambalyeynayaan ardaydaas guushii ay ka gaadheen imtixaankii teeramka kowaad waxayna illaahay uga rajaynayaan guul iyo horumar waara.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.