………………………….Waxaa saaka oo Khamiis ah nagu soo booqday xarunta dugsiga sare ee Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso masuuliyiinta kala ah :
- C/raxmaan Macallin C/laahi Baadiyow : siyaasi iyo qoraa soomaaliyeed ahna la taliyaha raa’isul wasaaraha soomaaliya.
- Liibaan Xuseen Ciise : gudoomiye kuxigeenka jaamacada Muqdisho.
Waxaana xarunta kusoo dhaweeyey maamulka guud, maamulka dugsiga sare, macallimiinta iyo ardayda, waxayna kulan gooni ah la qaateen maamulka dugsiga, gabagabadii kulankoodana waxay ardayda dugsiga sare kula hadleen daabuurka iyaga kula dar daarmay siday uga midho dhalin lahayeen dadaalka dheer ee waxabarashada ay ugu jiraan.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso