Booqashadii Taliyaha Qeybta Gobolka Bari ee xarunta dugsiga.

…………………….

Waxaa saaka oo Arbaca ah nagu soo booqday xarunta dugsiga sare ee Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso Taliyaha qaybta gobolka Bari Gashaanle sare Xuseen Cali Maxamuud, waxaan kusoo dhaweeyey xarunta dugsiga maamulka, macallimiinta iyo ardayda oo ugu horeeyey maamulaha guud ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso Ustaad C/raxmaan Siciid Muuse.

Taliye Xuseen Cali Maxamuud waxa uu ardayda dugsiga sare kala hadlay dabuurka isago kula dar daarmay in horumarka iyo nabad galyada gobolka la is kaashado madaama magaalada Boosaaso tahay hooyadii umada Soomaaliyeed.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyad Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts