Dhamaadka teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2019/2020.

……………..

Illaahay ayaa mahadleh, waxaan galabta inoosoo dhamaaday 4 bilood oo shaqo barakaysan ah, waxaana galabta la fasaxay dhammaan ardayda iyo macallimiinta dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso mudo saddex casho ah oo ay igu diyaar garoobayaan imtixaankii teeramka 1aad oo bilaaban doona subaxa Sabtida 04/01/2020 Insha’allaah.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment