………………
Maamulka guud ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxa uu mahadcelinayaa Duqa Degmada Boosaaso Mudane C/Salaam Bashiir C/Salaam, iyo dhammaan maamulka golaha deeganka ee degmada Boosaaso, kaalintii waynayd ee ay maamulka dugsiga kala shaqeeyeen sidii biyihii fadhiistay dugsiga agtiisa iyo xafaadaha u dhow uga nadiifiyeen.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.