Dhammaadka imtixaanka teeramka 1aad ee sannad dugsiyeedka 2019/2020

………

Waxaa galabta si guul ah nowgu soo dhamaaday imtixaankii teeramka 1aad ee sannad dugsiyeed 2019/2020.

Illaahay baa mahad leh, waxaan kalo u mahadcelinaynaa dhamaan bahda dugsiga dadaadlkii dheera ay muujiyeen mudadu imtixaanku socday

Hambalyo hambalyo

 

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment