………………………
Waxaa saaka oo Sabti ah 25/01/2020 si toos ah noogu bilowday waxbarashadii teeramka 2aad ee sannad dugsiyeedka 2019/2020.
Dhammaan bahda dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxaan ku dhiiri galinaynaa teeramkan cusub in dadaalka iyo horumarka meeshiisi laga sii wado, hawl kama dalayaal wali waa hogadii.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.