……………..
Waxaa saaka oo Khamiis ah 07/10/2021 si toos ah u bilowday imtixaankii asbuuclaha ah ee fasalka 4aad ee dugsiga sare ee xarunta Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.Imtixaankan saaka u bilowday ardayd ayaa noqon doona Asbuucle waxayna ardaydu galeen saaka madada Bayoolaji.Maamulka dugsigu waxa uu u rajaynayaa dhammaan ardaydan saaka u bilowday imtixaanku inay ka miro dhaliyaan dadaalkii ay waalidka iyo macallimiintuba kusoo bixiyeen mudadii ay waxbaranayeen.
——— Dhamaad ———-
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.