……….
Taliyaha qaybta gobolka Bari G/ Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa saaka oo Axad ah nagu soo booqday xarunta dugsiga sare ee Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxaana xarunta kusoo dhaweeyey maamulaha guud ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso Ustaad C/raxmaan Siciid Muuse.Taliye Xuseen ayaa ardayda dugsiga sare kala qayb galay wacyi-galinta daabuurka, isagoo ardayda talooyin wax ku ool ah u soo jeediyey kulana dardaarmay siday dadaalkooda uga miro dhalin lahayeen, amniga magaalada uga shaqayn lahayeen.
————Dhammaad————
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.