Wacyi galinta bilowga sannad dugsiyeedka cusub 2021/2022

………

Waxaa dhamaan faracyada dugsiga ka socday bishan sagaalaad ( ahna bishii kowaad ee sannad dugsiyeedka cusub ) wacyi galintii loo samaynayo ardayda dugsiga taaso ku saabsan bilowga sannad dugsiyeedka cusub 2021/2022.Wacyi galinta oo ay ka qayb galeen maamulka iyo macalimiinta dugsiga ayaa socotay bishan. wacyi galintan ay ardayda usoo jeedinayaan maamulka, macallimiinta dugsiga faracyadiisa kala duwan ayaa ku qotonta sidii ardayda dugsiga lowgu hagi lahaa markasta dhaqanka suuban.

———– Dhammaad ———–

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment