…….
Waxaa saaka ardayda dugsiga sare ee xarunta Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso kala qayb galay Barnaamijkii wacyi-galinta ahaa Dr. Shiikh Cali Maxamed Ismaaciil oo kamid ah culimada soomaaliyeed.Dr. Shiikh Cali Maxamed Ismaaciil waxa uu ardayda kala hadlay “ sidii loogu wanaag fali lahaa waalidiinta “.
———- Dhammaan ———–
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.