Abaalmarinta ardaydii kaalmaha hore ka galay imtixaanka teeramka kowaad ee faraca furqaan.

…………

Waxa saaka oo Sabti ah 12/02/2022 la abaalmariyey 31 arday ee galay sadexda kaalmood ee ugu horeeya fasalada dugiga dhexe ee faraca furqaan kuwaaso ugu sareeyey imtixaankii teeramka koowaad ee sannad dugsiyeedka 2021/2022.Xafladan abaalmarinta ardayda oo ay kasoo qayb galeen :

• Maamulaha guud ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

• Maamulka faraca furqaan.Macallimiinta dugsiga sare iyo ardaydaba ayaa lagu abaalmariyey ardaydii kaalmaha u galay faraca furqaan oo ahaa 31 arday ( 16 wiil +15 gabdhood ).

Ugu danbayntii waxaan u hambalyeynaynaa guud ahaan ardaydeena gaar ahaan ardaydii saaka lagu abaalmariyey natiijadii wanaagsanayd ee ay ka keensadeen dadaalkii ay sameyeen teeramkii kowaad…hambalyo hambalyo.

—————–Dhammaad——————–

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts