…………….
Waxa saaka oo Khamiis ah 10/02/2022 la abaalmariyey 14 arday ee galay sadexda kaalmood ee ugu horeeya afarta fasal ee xarunta dugsiga sare kuwaaso ugu sareeyey imtixaankii teeramka koowaad ee sannad dugsiyeedka 2021/2022.Xafladan abaalmarinta ardayda oo ay kasoo qayb galeen :
• Maamulaha guud ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.
• Maamulka xarunta dugsiga sare ee Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.
Macallimiinta dugsiga sare iyo ardaydaba ayaa lagu abaalmariyey ardaydii kaalmaha u galay xarunta dugsiga sare oo ahaa 14 arday ( 8 wiil +6 gabdhood ), waxayna kala ahayeen magacyadoodu sidatan :
Fasalka 12aad ee dugsiga sare
#Kaalinta 1aad :
Sumayo Mukhtaar Xasan Maxamed, 12aad ( C ), Waxayna Keentay 94.40%.
Jaamac Siciid Faarax Ciise, 12aad ( A ), Wuxuuna Keenay 94.40%.
#Kaalinta 2aad :
C/raxmaan Yaasiin Faarax Siciid, 12aad ( B ), Wuxuuna Keenay 92.20%.
Maxamed Cumar Ciise Maxamed, 12aad ( A ), Wuxuuna Keenay 92.20%.
#Kaalinta 3aad : Amaal C/Xakiim Yusuuf Muuse , 12aad ( C ), Waxayna Keentay 91.30%.
Fasalka 11aad ee dugsiga sare :
#Kaalinta 1aad : Maxamed Cali C/laahi Axmed , 11aad ( B ), Wuxuna Keenay 96.95%.
#Kaalinta 2aad : C/laahi Maxamed Daahir Jaamac , 11aad ( B ), Wuxuna Keenay 95.62%.
#Kaalinta 3aad : Cismaan C/weli C/laahi Faarax, 11aad ( B ), Wuxuna Keenay 95.05%.
Fasalka 10aad ee dugsiga sare :
#Kaalinta 1aad : Maryam Faarax Xasan Maxamed , 10aad ( D ), Waxayna Keentay 97.52%.
#Kaalinta 2aad : Layla Maxamuud Siciid Samatar , 10aad ( C ), Waxayna Keentay 94.67%.
#Kaalinta 3aad : Saynab Geele Siciid Axmed , 10aad ( D ), Waxayna Keentay 93.71%.
Fasalka 9aad ee dugsiga sare :
#Kaalinta 1aad : Suhuur Cali Maxamed Ibraahim, 9aad ( D ), waxayna Keentay 98.48%.
#Kaalinta 2aad : C/raxmaan Maxamed Yaasiin Xasan, 9aad ( A ), Wuxuuna Keenay 97.71%.
#Kaalinta 3aad : Yaxye Maxamed C/laahi Maxamuud, 9aad ( B ), Wuxuuna Keenay 97.33%.
Ugu danbayntii waxaan u hambalyeynaynaa guud ahaan ardaydeena gaar ahaan ardaydii saaka lagu abaalmariyey natiijadii wanaagsanayd ee ay ka keensadeen dadaalkii ay sameyeen teeramkii kowaad…hambalyo hambalyo.
—————–Dhammaad——————–
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.