Jadwalkii imtixaanka teeramka 2aad

……………………

waxaa saaka oo axad ah 03/04/2022 lasoo dhajiyey jadwalkii imtixaanka teeram 2aad ee sannad dugsiyeedka 2021/2022.

maamuulka dugsigu wuxuu dhammaan ardayda ku wargalinayaa inay u diyaar garoobaan imtixaanka oo ay ka dhimantahay mudo bil ah insha’allaah.

dhammaad

xafiiska nashaadka iyo warbaahinta dugsiyada al-imaamu al-nawaawi boosaaso,

Leave a comment