Tartan aqooneedkii u dhexeyey fasalada 12aad ka, soona bilowday 7/10/2017 ayaa maanta soo gabagaboobay.
Tartankan ayaa soo maray heerar kala duwan, kaaso ay kusoo tartameen afarta fasal ee 12aadka ah.
Ugu danbayntii waxa isugu soo hadhay tartankan labada fasal eek ala ah 12aad ( A ) iyo 12aad ( B ), waxayna guushu saaka raacday fasalka 12aad ( A ) oo noqonaya fasalka ku gulaystay tartanka 12aad ee xarunta dugsiga sare ee Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Boosaaso.