Tar Tan Aqooneedka Dugsiga Sare Ee Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso Oo Maanta Soo Gaba Gaboobay.

Subaxnimadii saaka ahayd ayaa si toos ah looso gabagabeyey tar tan aqooneedkii dugsiga sare ee Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso, kaaso soo bilowday 8/10/2017.

Tar tan kan intuu socday waxa kasoo qayb galay 102 arday oo ka kala socday 17 galaas ee ay ka kooban tahay xarunta dugsiga sare.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

 

Related Posts