Xaflad lagu abaal marinayey ardaydii ku gulaysatay nashaadka teeramka hore ee sanad dugsiyeedka 2017/2018 ayaa galabta lagu qabtay dabuurka xarunta, waxana kasoo qayb galay maamulka guud ee Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso, maamulka xarunta, macalimiinta iyo ardayda dhigata iskuulka.
Xafladan ayaa lagu abaal mariyey arday gaadhaysa 34 arday oo ku guulaystay tartanka idaacada iyo aqoon is waydaarsiga, waxa kalo maamulka iskuulku abaal marin gudonsiyeen gudigii nashaadka ee ka soo shaqeyey barnaamijka nashaadka into soconayey.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.