Qudus Waa Caasimada Islaamka.

Asbuucan waxa Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso laga qabtay barnaamijyo kala duwan oo lagu taagerayey magaalada qudus, si dhamaan ardayda dhigata iskuulka lowgu baraarujiyo ahmiyada ay u leedahay magaalada qudus ee barakaysan.

Barnamijyadan kala duwan oo ay macalimiinta iyo ardaduba  soo jeediyeen ayaa si fiican ku dhamaaday.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment