Waxa sharaf u ah dhamaan bahda Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso inay magaalada boosaaso kusoo dhaweeyaan madaxwaynaha dalka Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo, waxana xusid mudan in la fasaxay dhamaan faracyada iskuulka maalinta barito ah oo Khamiis, si ay maamulka, macalimiinta iyo ardayduba uga qayb galaan soo dhawaynta balaadhan ee loo samaynayo madaxwaynaha iyo waftigiisa.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.