Waxa saaka oo talaada ah 2018/1/16 lasoo gabagabeyey imtixaankii teeramka 1aad ee Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso, imtixaankan oo socday 11 maalmood ayaa maanta si guul ah kusoo dhamaaday.
Maamulka Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxay u rajaynayaan ardayda oo dhan guul iyo horumar.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.