Ceel jaalihii Ardayda Dugsiyada Sare Oo Goor Dhawayd Lasoo Gababayey.

Waxa galabta oo jimce ah 2018/1/19  lasoo gaba gabeyey ceel jaalihii 10aad ee ardayda dugsiyada sare kaaso uu soo qaban qaabiyey iskuulku isago kaashanaya dallada hanuunita bulshada IRSHAAD, waxana kasoo qayb galay masuuliyiin ka kala socday :

  1. maamulka guud ee iskuulka
  2. xafiiska waxbarashada TASS
  3. maamulka dallada IRSHAAD
  4. culima u diin
  5. iyo qayb kamid ah ardaydii iskuulka hore uga qalin jabisay.

 

Dhamaan ardaydii loo qabtay ceel jaalaha oo tiradoodu ahayd 120 arday ayaa si fiican uga faa’idaystay mudadii labada maal mood ahayd ee uu socday barnaamijkani.

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment