…………………………………Waxa saaka oo Arbaca ah 23/01/2019 la abaal mariyey 17 arday oo u ku guulaystay kaalmaha hore ee imtixaankii teeramka kowaad ee faraca Al-Furqaan, ardaydan oo maamulka dugsigu gudoonsiyey abaal marinadan ayaa waxay kala ahaayeen 9 gabdhood iyo 8 wiil oo kala galay sadexda kaalmood ee ugu horeya dugsiga dhexe, waxayna magacyadoodu kala ahayeen :
Fasalka 8aad ee dugsiga dhexe :
1- C/Raxmaan Nuur Guuleed : Kaalinta 1aad, 96.00%
2- Maryan Ismaaciil Muuse : Kaalinta 1aad, 96.00%
3- Yacquub Axmed Jaamac : Kaalinta 2aad, 93.60%
4- Nuur C/Raxmaan Cali : Kaalinta 3aad, 90.93%
Fasalka 7aad ee dugsiga dhexe ;
1- Laylo Maxamuud Siciid : Kaalinta 1aad, 99.47%
2- Maxamed C/Waasic Maxamuud : Kaalinta 2aad, 98.93%
3- Maryan Faarax Xasan : Kaalinta 3aad, 97.87%
Fasalka 1aad ee dugsiga hoose :
1- Maxbuuba C/Rashiid Axmed : Kaalinta 1aad, 97.00%
2- Maa’ido C/Waaxid Siyaad : Kaalinta 2aad, 96.67%
3- Ismihaan Cali Xuseen : Kaalinta 3aad, 96.33%
Fasalka xadaanada ee dugsiga hoose :
1- Anfaal Axmed Cumar : Kaalinta 1aad, 98.00%
2- Ayaan Najiib C/Majiid : Kaalinta 2aad, 97.00%
3- Caasho C/Qani Siciid : Kaalinta 2aad, 97.00%
4- Usaama Cismaan Maxamed : Kaalinta 3aad, 96.33%
5- Bilaal Baashe Axmed : Kaalinta 3aad, 96.33%
6- C/Risaaq Maxamed Maxamuud : Kaalinta 3aad, 96.33%
7- C/Laahi C/Risaaq Maxmed : Kaalinta 3aad, 96.33%
Ugu danbayntii maamulka iyo macallimiinta dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxay u hambalyeynayaan ardaydaas guushii ay ka gaadheen imtixaankii teeramka kowaad waxayna illaahay uga rajaynayaan guul iyo horumar waara.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.