……………………………….Waxa maanta oo Khamiis ah ( Galin kii hore iyo danbe ) 24/01/2019 la abaal mariyey 26 arday oo u ku guulaystay kaalmaha hore ee imtixaankii teeramka kowaad ee faraca Al-Ridwaan, ardaydan oo maamulka dugsigu gudoonsiyey abaal marinadan ayaa waxay kala ahaayeen 10 gabdhood iyo 16 wiil oo kala galay sadexda kaalmood ee ugu horeya fasalada dugsiga hoose / dhexe , waxayna magacyadoodu kala ahayeen :
Fasalada 7aad
1-C/Laahi Maxud C/Laahi : Kaalinta 1aad, 93.07%
2-C/Qaadir Daahir Maxud: Kaalinta 2aad, 91.47%
3-Kawsar C/Laahi Siciid: Kaalinta 3aad, 91.20%
Fasalada 6aad
1- C/Laahi Maxed C/Raxiim : Kaalinta 1aad, 96.29%
2- Aasiya Baari C/Laahi: Kaalinta 2aad, 92.57%
2-Sundus C/Laahi Maxed : Kaalinta 2aad, 92.57%
3- Sihaam Axmed Yuusuf: Kaalinta 3aad, 88.00%
Fasalada 5aad
1- Siciid Mustafe Siciid : Kaalinta 1aad, 82.29%
2-Iqraa Qaasim Maxed: Kaalinta 2aad, 81.71%
3-Xayaad Axmed Yuusuf: Kaalinta 3aad, 80.57%
Fasalada 4aad
1- C/Xakiim Xuseen C/Laahi: Kaalinta 1aad, 90.29%
2- Maxed Maxud Ismaaciil: Kaalinta 2aad, 72.29%
3- Axmed Maxed Nuur : Kaalinta 3aad, 69.43%
Fasalada 3aad
1- Fahma Maxed Jaamac: Kaalinta 1aad, 87.43%
2- Maariya C/Qaadir Muuse : Kaalinta 2aad, 86.00%
3- Ismaaciil Baari C/Laahi: Kaalinta 3aad, 84.86%
Fasalada 2aad
1- C/Raxmaan Kayse Axmed :Kaalinta 1aad, 98.33%
2- Xamse C/Raxmaan Maxamed: Kaalinta 2aad, 95.67%
3- C/Fataax Cabdi Siraaji Kaalinta 3aad, 92.67%
Fasalada 1aad
1- C/Fataax Maxed Xaashi :Kaalinta 1aad, 94.33%
1- Caasho C/Laahi Xasan: Kaalinta 1aad, 94.33%
2- Yaxye Mustafe Aadan Kaalinta 2aad, 93.00%
3- Mursal C/Laahi Khaliif Kaalinta 3aad, 92.00%
Fasalada xadaanada
1- C/Baasad Farxaan Maxed : Kaalinta 1aad, 98.33%
2- Fardowsa C/Raxmaan Maxed :Kaalinta 2aad, 95.33%
3- Yuusuf Cismaan Nuur : Kaalinta 3aad, 93.00%
Ugu danbayntii maamulka iyo macallimiinta dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxay u hambalyeynayaan ardaydaas guushii ay ka gaadheen imtixaankii teeramka kowaad waxayna illaahay uga rajaynayaan guul iyo horumar waara.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.