………………..
Waxaa saaka ardayda dugsiga sare ee xarunta Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso kala qayb galay
Barnaamijkii wacyi-galinta khamiislaha ahaa Dr. Shiikh Cali Maxamed Ismaaciil oo kamid ah culimada soomaaliyeed.
Dr. Shiikh Cali Maxamed Ismaaciil waxa uu ardayda kala hadlay “ tilaamaha ardayga wanaagsan looga baahan yahay “
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.